Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Ciidamadii Maamulka Gobolka Shabha dhexe oo dib ugu Laabtay Jowhar
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:851
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:350
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:772
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:1247
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:456
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Apr 12 2008
Ciidamadii Maamulka Gobolka Shabha dhexe oo dib ugu Laabtay Jowhar
Written by Ali Moallim   
Saturday, 12 April 2008

askar dowlada taabacsan Jowhar,(insidesomalia.org)-Ciidamada Maamulka Gobolka Shabelaha Dhexe gaar ahaan kuwii joogay Magalada Jowhar oo dhawaanahan ka maqnaa Magaaladaasi ayaa xalay dib ugu laabtay, kadib markii ay Ciidamo Itoobiyaan ah ay galeen shalay gelinkii danbe Degmadasi.

Mudo 3 Maalin oo ay soo martay Magalada Jowhar ee gobolka Shebelaha Dhexe Maamul la’aan ayaa waxaa xalay soo gaaray Ciidamo ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir iyo Kuwa Shanelaha Dhexe oo habeenimadii arbacadii la soo dhaafay isag baxay Degmada Jowhar iyaga iyo Maamulka Gobolka, kadib markii ay ka war heleen Kooxo ka tirsan Maxaakiimta Islaamiga ay ku soo wajahan yihiin Degmadaasi.

Shir Jaraa’id oo uu shalay qabtay Gudoomiyaha Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabelaha Dhexe Cadoow Raage Taakoow ah Gudoomiye Xigeenka Gobolka Shabelaha dhexe oo shalay soo gaaray Magaalada Joowhar isagoo ay galbinayaa Ciidamada Itoobiya ayaa sheegay in dhamaan Degmooyinka Gobolka Shabelaha Dhexe uu ka taliyo Maamulkooda dhawaana ay soo gaari doonaan Jowhar Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Dhexe iyo Wafdi uu hor kacayo.

Ciidamada Itoobiyaanka ee shalay galay Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabelaha Dhexe ayaa waxaa ay fariisin ka sameeysteen Kontaroolka Woqooyi iyo Airportka ku yaal Duleedka Magalada Jowhar

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >